Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa kuma Muuse Biixi: Madaxweynaha cusub ee Somaliland?


Muse Bihi
Muse Bihi

Guddida Doorashada ee Somaliland ayaa goor dhaweyd si rasmi ah ugu dhawaaqay in Muuse Biixi Cabdi oo ka sharaxnaa Xisbiga Kulmiye uu ku guulaystay doorashadii dhacday 13-kii bishan.

Muuse Biixi ayaa sida uu sheegay guddiga doorashada waxa uu helay 55.19% codadkii la dhiibtay..

Hadaba waa kuma madaxweynaha cususb ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, isaga laftigiisa ayaa taariikhdiisa oo kooban uga warramay VOA.

Waa kuma Muuse Biixi?
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:00:45 0:00

XS
SM
MD
LG