Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhig-diyaaradeed Dubai lagu qabtay


Ahmed Gure
Ahmed Gure

Dhowr dal ayaa Boqolaal Billion oo dollar kala baxay diyaarado kuwa rakaabka iyo kuwa amniga looga shaqeeyo ah, iyadoo labada dal ee Ethiopia iyo Massar oo xiisad ay ku saleysan biyo-xireenka ay Itoobiya wabiga Nile ka dhiseyso ay labaduba halkaasi diyaarado ka iibasadeen.

Bandhig Diyaaradeedkaasi waxaa dadkii ka qeybgaley ka mid ahaa milkiilaha Shabakada Hiiraan Online, Ahmed Guure oo hore na usoo noqdey duuliye diyaaradeed.

Sahra Cabdi Axmed ayaana uu uga waramay noocyada diyaarado ee lasoo bandhigay

Dhageyso, wareysiga Ahmed Gure
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:48 0:00

XS
SM
MD
LG