Isku xirrada

Kadib markii shalay doorashooyinka dowladaha hoose looga laga qabtay gobolo badan oo Mareykanka ah ayaa sadex ka mid ah sagaal qof oo Somali ah oo ka tartamayay gobolka Minnesotta ay ku soo baxeen kuraastii ay u ordayeen.

Dadka guuleystay waxaa ka mid ah Cabdi Warsame oo xubin ka ahaa golaha deegaanka ee magaalada Minneapolis, isagoo helay in ka badan 50 boqolkiiba, musharixii isaga la baratamayay oo isna Soomaali ah Mohamud Noor, ayaa helay 47 boqolkiiba.

Wariyeheenna Maxamuud Mascade ayaa warbixintan inoo soo diray.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG