Isku xirrada

Magaalada Toronto waxaa caawa fiidki lagu qabanayaa KULAN DADWEYNE oo ay qaban-qaabisay laanta Af-Soonmaaliga ee VOA, kaasi oo lagaga doodi doono dilalka loo geysto dhalinyarada Soomaalida ee Canada dagan. Kulankan dadweyne waxaa ka qeybgalaya waalidiin ilmahooda la dilay iyo khubarro kale duwan.

Koox ka tirsan VOA oo uu ku jiro Madaxa Laanta Af-Soomaaliga ee VOA Cabdiraxmaan Yabarow ayaa ku sugan magaalada Toronto oo iyagu maalmahan diyaarinayay barnaamijkan caawa la qaban doono.

Haddaba Sahra Ciidle Nuur ayaa qaabka uu kulankan Uu U dhacayo iyo agaasinkiiba ka wareysatay Cabdiraxmaan Yabarow, madaxa Laanta Af-Soomaaliga ee VOA, wareysigaasi sidan ayuu u dhacay.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG