Isku xirrada

Saameynta dhaqaale ee doorashadii Kenya


Uhuru Kenyatta oo ku faraxsan guushii doorashada

Dalka Kenya ayaa waxaa laga dareemaya hoos u dhac dhaqaale oo ay ku yeesheen arrimihii doorashada ee afartii bilood ee ugu dambeeyay soo jiitamayay.

Doorashada Kenya oo lagu kala qeybsamay ayaa cabsi gelisay qaar ka mid ah ganacsatada Soomaalida ee dalkaasi ku nool, waxaana ay dhinaca kale saameysay dalxiiska dalka Kenya.

Wariyeheenna Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Nairobi.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG