Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fallanqeyn: Socdaalka Farmaajo ee dalalka gobolka


Farmaajo
Farmaajo

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa booqanaya qaar ka mid ah waddamada gobolka toban maalmood kadib markii uu magaalada Muqdishu ka dhacay qaraxii ugu khasaaraha badnaa kaasi oo ay ku dhinteen 358 qof iyadoo 56 qof oo kalena weli la’yahay.

Lugtiisii ugu horreysay ee safarkan ayaa waxa uu madaxweynaha shalay ku tagey magaalada Kampala ee dalka Uganda, halkaasi oo uu kula kulmay madaxweyne Museveni.

Haddaba safarkan madaxweynaha ma laga yaabaa inuu ku qanciyo madaxda gobolka sidii ay uga qaybqaadan lahaayeen hawlgallo ballaadhan oo dhinaca amniga ah?

Su’aashaas iyo kuwo kale ayaa Jacfar Kuukaay uu hordhigay Cabdixakiim Maxamuud Xaaji Fiqi, wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Soomaaliya.

Wareysi: Cabdixakiin Fiqi
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:54 0:00

XS
SM
MD
LG