Isku xirrada

Qaahira: Baroordiiq loo sameeyay dhibbanayaashii Muqdisho


Qaraxi Zoobbe

Kulan baroorqiid ah oo ay Soomaalida ku nool Masar ku muujiyeen sida ay uga xun yihiin weerarki 14-ki October ka dhacay Muqdisho ee lagu lagu laayay ku dhawaad 300 oo ruux oo Soomaali ah, ayaa xalay ka dhacay safaarada Soomaaliya ee magaalada Qahira.

Warbixintaan waxaa Qahira kasoo diray Xuseen Zaxnuuni.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG