Isku xirrada

Puntland oo gurmad gaarsiisay Muqdisho


Turkey

Maamulka Puntland ayaa Muqdisho u soo diray gurmad isugu jira daawooyin iyo dhaqaatiir gacan ka gaysanaya dadaalka loogu jiro daryeelka dadkii ku waxyeeloobay qaraxi Sabtidi ka dhacay Isgoyska Zoobe.

Daawadan oo dhan 4 tan ayaan ahayn taageerada kaliya ee ka imaaneysa Puntland. Wariyaha VOA-da ee Garowe, Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan inoo haya.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG