Isku xirrada

Wasiirka caafimaadka oo ka warbixisay khasaaraha qaraxii Zoobe


Wasiirka caafimaadka Soomaalia, Drs. Fowziya Abikar

Wasiirka Caafimaadka ee Dowladda Federaalka ah ee Somalia Drs. Fowsiyo Abiikar ayaa ka warbixisay tirada dhimashada iyo dhaawaca ee qaraxii isgoyska Zoobbe ee Muqdisho.

Marwo Fowzia ayaa sidoo kale ka warbixisay taageerada ilaa hadda soo gaartay wasaaradda caafimaadka, waxay khadka taleefanka ugu warrantay Xuseen Barre Aden

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG