Isku xirrada

Islamabad oo Shirka Caalamiga ah ee Caafimaadka oo Lagu Soo Geba-gabeeyay


Magaalada Islamabad ee dalka Bakistaan waxaa lagu soo gaba gabeeyay shirkii 64-aad ee hay’adda Caafimaadka Aduunka ay sanadkiiba mar u qabato qabato howl-wadeennada caafimaad ee waddama dhaca Bariga Badda Medhiterraniyanka.

Shirkan waxaa ka qeyb galay wakiillo iyo wasiirada caafimaadka ee 22 waddan iyo in ka badan 250 hoggaamiyayaasha hay’adaha caafimaadka dunida ah.

Wariyeheenna Ibrahim Xassan Daandurey ayaa shirkaasi ka wareystay, Dr. Khaliif Bile Maxamed oo geba gabadii shirkaasi lagu guddoonsiiyay abaal marinta ugu qaalisan ee ay bixiso Bakistan.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG