Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Wasiirkii Hore ee Gaashaandhigga, Diini


Diini
Diini

Wasiirkii hore ee gaashaandhigga Soomaaliya Cabdul-qaadir Sheekh Cali Diini ayaa ugu baaqay madaxda Soomaaliya inay si wadajir ah u shaqeeyaan iyo in la deddejiyo dhammaystirka dastuurka, si ayuu yidhi ay u yaraadaan is-qab-qabsiga mas’uuliyiinta.

Waraysi dhinacyo badan taabanaya ayaanu la yeelanay Jeneraal Cabdulqaadir Cali Diini.

Qyabtan waxa uu kaga hadlayaa sida uu u arko kala duwanaanshaha dhinaca fikradda ee dawladda dhexe iyo maamul goboleedyada ee ku saabsan mowqfika khilaafka Khaliijka. Haaruun Macruuf ayuu u warramay.

Dhageyso Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:57 0:00

XS
SM
MD
LG