Isku xirrada

Kulan Amniga Looga Hadlayay oo Muqdisho Lagu Qabtay


Muqdisho

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu qabtay kulan looga hadlayay arrimaha aminga ee dalka, gaar ahaan magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa daba socday kulankii horey uga dhacay magaalada London ee xoojinta aminga dalka.

Warbixintan waxaa magaalada Muqdisho ka soo diray Xasan-kaafi C/raxmaan Qoyste.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG