Bankiga Adduunka ayaa sheegay in labadii qof ee Soomaali ahba uu mid ku nool yahay nolol saboolnimo ah.
Daraasad cusub ayaa Bankiga Adduunku ka sameeyey Soomaaliya waxaana ay ka hadlaysaa heerka saboolnimada gobollada qaarkood, iyada oo saamaynaysaa ku dhowaad 5 milyan oo qof.
Sahra Cabdi Axmed ayaa soo aqrisay, warbixintanna ka diyaarisay.
Facebook Forum