Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shabeel Weerar ku Qaaday Wanlaweyn


Saakay waaberigii ayaa Shabeel meel uu ka yimid aan la aqoon waxa uu weerar ku qaaday qaar ka mid ah dadka ku nool degamada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Weerarkaasi ayaa Shabeelka waxa uu ku dhaawacay ilaa iyo todoba qof oo ay caruur ku jirto.

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa sheekadaa ka waresytay, Maxamed Siidow Cabdiraxman oo ah guddoomiyaha Degmada Wanlaweyn.

Shabeel weerar ku qaaday Wanlaweyn
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:14 0:00

XS
SM
MD
LG