Isku xirrada

Madaxweyne Gaas oo Qodobo Kala Duwan ka Hadlay


Cabdi Weli Gaas

Madaxweynaha Puntland CabdiweliMaxmed Cali Gaas ayaa waraysi gaar ah siiyey idaacadda VOA wuxuuna kaga hadlay qodobo kala duwan oo ay ka mid tahay Wareejinta Dekedda Boosaaso, Guryo la sheegay in xukuumaddu duminaysay oo ka agdhowaa dekedda, Lacagaha la daabaco, Xiisadda Galmudug iyo weliba Shirka Kismaayo ka dhacaya.

Weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa Madaxweynaha ku waraysatay Boosaaso.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG