Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah xildhibaan Cabdullaahi Yuusuf Xasan (Alankey) oo ka mid xildhibaanada ka soo jeeda gobolka Gedo, waxaana uu ka jawaabayaa duqeymaha dhibta geysta ee ka dhaca deegaanadaas.
Barnaamijka waxaa inoo haya Ridwaan X. Cabdiwali.