Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Farogelinta shisheeye ee Soomaaliya


golaha wasiirada
golaha wasiirada

Xubno baarlamaanka Soomaaliya ka tirsan ayaa shalay u gudbiyay guddoonka sare ee baarlamaanka mowshin ka dhan ah Imaaraadka Carabta.

Waxay xubnahaasi Imaaraadka ku eedeynayeen iska horkeenidda dawlada federaalka iyo mamaul goboleedyada, inay maamullada la saxiixdeen heshiisyo istiraatiiji ah oo ku xadgubayada midnimada iyo madaxbannaanida waddanka, iyo inay samaysteen islamarkaana hubeeyeen maleeshiyo u gaar ah.

Kaliya ma ahan Imaaradka dowladaha faragalinta ku haya Soomaaliya. Wariyaheenna Jamaal Axmed Cismaan, ayaa warbixin arrintaas ku saabsan inoo diyaariyay, halkanna ka soo jeedinaya.

Dhageyso Faragalinta Shisheeye ee Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:35 0:00

XS
SM
MD
LG