Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dimoqraadiga oo Riixaya Badbaadaba Carruurta DACA


Sen. Lindsey Graham, R-S.C., center, talks to reporters about the Deferred Action for Childhood Arrivals, or DACA, program, Sept. 14, 2017, on Capitol Hill in Washington.
Sen. Lindsey Graham, R-S.C., center, talks to reporters about the Deferred Action for Childhood Arrivals, or DACA, program, Sept. 14, 2017, on Capitol Hill in Washington.

Mudanayaasha Aqalka Congress-ka Mareykanka u matala xisbiga Dimoqraadiga ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo xaliyo kiiska 8 boqol oo kun oo ruux oo iyaga carruur ah si sharci darra ah lagu keenay Mareykanka.

Xildhibaanada dimoqraadiga ayaa ku qasbaya mudanayaasha xisbiga Jamhuuriga ee xubnaha ka ah Congress-ka in kiiska dhalinyaradani go,aan laga gaaro ka hor inta aanan la gaarin waqtiga loo qabtay si loo helo xal lagu badbaadiyo dadkani.

Si uu Congresska uu cod ugu qaado arrintani ayaa waxaa ay Dimiqraadiyiintu u baahanyihiin saxiixa 218 mudane.

Maamulka madaxweyne Trump ayaa dhawaan naskhay sharci dadkani u ogolaanayay inay Mareykanka kusii noolaan karaan.

XS
SM
MD
LG