Isku xirrada

Ozil oo Ku Wajahan Manchester United 


Football Soccer - Germany v Italy - International Friendly - Allianz-Arena, Munich, Germany - 29/3/16 Germany's Mesut Ozil scores the fourth goal by a penalty REUTERS/Michael Dalder - RTSCQM8

Sida ay qoreen qaar ka mid ah wargeysyada dhinaca ciyaaraha ee dalka Ingiriiska, laacibka kooxda Arsenal iyo xulka Jarmalka Mesut Ozil ayaa lagu wadaa inuu isaga tago kooxdani ka dhisan London marka uu dhamaado xilli ciyaareedkan.

Ozil ayaa la sheegayaa inuusan ku faraxsaneyn la joogitaanka Arsenal oo dhowrki sano ee la soo dhaafay ku jirtay xaalad aanan fadhinin.

Sida uu qoray wargeyska The Mirror, Ozil oo ah 28 jir ayaa raba inuu dib ula midoobo macalinkiisii hore ee ay bari wada joogeen Real Madrid ninka la yiraahdo Jose Mourinho.

Mourinho ayaa doonayo inuu Ozil geeyo Manchester United.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG