Isku xirrada

Masuuliyiinta Galmudug oo ka Horyimi Go'aankii Madaxweynahooda


Cadaado

Waxaa shir jaraa’id ku qabtay Cadaado, Kusimaha Madaxweynaha Galmudug ahna Madaxweyne ku Xigeenka Maxamed Xaashi Cabdi, Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir iyo Guddoomiye ku Xigeenka labaad Maxamed Sheekh Axmed, WAXAYNA KU GACAN SAYDHEEN go’aanka uu qaatay Madaxweynaha Galmudug ee uu ku taageeray isbahaysiga Sucuudiga.

Madaxdan Galmudug ayaa taageeray go’aanka dawladda Federaalka ah ee ku dhisan dhexdhexaadnimada.

Haddaba Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa waraystay Madaxweyne ku Xigeenka, Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo weliba Guddoomiye ku xigeenka labaad oo si wada jira shir jaraa’id u qabtay.

Waxaana hadalka ku horraynaya Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi.


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG