Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kun Qoys oo Soomaali ah oo Loogu Deeqay Min Kun Dollar


Xarunta Q.M shirka uga socda dalalka Caalamka ayaa sanadkan, waxaa jiray shir si gaar ah looga hadlay arimaha bini-aadanimada iyo abaarihii dhowaan ka dhacay dalka Somalia iyo guud ahaanba gobolka Geeska Afrika.

Waxaana kulankaas goob-joog ka ahaa madaxweynhihi hore ee Mareykanka Barack Obama, Bill Malina gate foundation, Raysalwasaraha Canada iyo madax kale, waxaana 1000 qof oo ku sugan dhulka Somalida oo ah kuwa ay saameysay abaarta loogu shubay telefoonada gacanta min 1000$, taasoo ka dhigan 1 Milyan oo dollar.

Haddaba shirkaas waxaa goobjoog ka ahaa Maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil Cabdirashiid Maxamed Siciid, wuxuu u waramay Sahra Cabdi Axmed.

Maamulaha Guud ee Dahabshiil Cabdirashiid M. Siciid
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:43 0:00

XS
SM
MD
LG