Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamada Kenya oo Ka Baxay Baardheere


Ciidamada milatariga Kenya ee ka hawlgalayey magaalada Baardheere ayaa halkaasi iskaga baxay saaka iyaga oo u dhaqaaqay dhinaca xuduudda. Ciidamada Itoobiya iyo kuwo Soomaali ah ayaa xilligan ku haray magaalada Baardheere.

Maamulka Gobolka Gedo ayaa sheegay inaysan waxba kala soconin bixitaanka oo ana klagu wargelin. Haaruun Macruuf ayaa bixitaankaan ciidankan ka waraystay Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Gedo Sheekh Maxamed Xuseen Al-Qaadi.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:24 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG