Isku xirrada

Maleeshiyo ka tirsan ururka al-Shabab ayaa saaka dagaal kooban ku qabsaday magaalada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo, halkaas oo ay ku bililiqeysteen baqaaro ay lahaayeen hey’ado gar-gaar.

Intii ay magaalada ku jireenna, waxaa ay Maleeshiyada al-Shabab qarxiyeen saldhigga booliska ee magaalada.

Wariyeheenna Caasha Ibrahim Aaden ayaa weerarkaasi ka wareystay, gudoomiyaha degmada Ibraahim Guuleed Aadan.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG