WASHINGTON. DC —
Maamulka Puntland ee Soomaaliya ayaa bishani si rasmi ah xariga uga jaray sheybaar lagu baari doono kiisaska la xiriira kufsiga.
Hey’adaha xuquuqda aadanaha ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka ugu badan ee ay ka dhacaan tacaddiyada kufsiga loo geysto haweenka.
Warbixintan waxaa Garowe kasoo dirtay wariyaha VOA-da Neha Wadekar, waxaa soo koobaya Nur Bukhari.