Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ganacsatada Dekadda Berbera oo Shaqo Joojintii Ka Baxay


Ganacsata wax ka dhoofiya kana soo dejiya dekada Berbera ayaa dib ugu laabtay hawlahood kadib markii ay sameeyeen shaqo joojin ay kaga cabanayaan adeegyada dekadda iyo lacagaha laga qaado ganacsata oo aad fara badan.

Inkastoo shaqa-joojintooda aaney aad u wada saameeyn nolosha, waxay haddana ay saameeyn xoog leh ku yeelatay dhinaca dhismaha, kadib markii uu yaraaday qalabka dhismaha ee ka soo degaya dekadda. Ibrahim Xassan Daandurey ayaa arrimahaasi ka wareystay wariayaheena VOA ee Hargeysa Barkhad Maxamuud Kaariye.

Dhageyso Dekadda Berbara
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:32 0:00


XS
SM
MD
LG