Isku xirrada

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha


Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Cabdi Warsame oo ka mid Golaha Deegaanka ee Magaalada Minneapolis, waxana uu ka hadlayaa falalka Islaam naceybka ah ee xiliyadan dambe ku soo badanaya Maraykanka.

Barnaamijka waxaa inoo haysa Sahra Cabdi Axmed.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG