Isku xirrada

Warbixin:Duufaanada Mareykanka ku Soo Noqnoqda


Hurricane Irma

Duufaanta Hurricane Irma oo watada dabeylo xooggan oo saacaddii ku socda xawaare dhan 280 Killomitir iyo roobab mahiigaan ah ayaa ku dhuftay Jasiirada ku yaala Badda Caribbeanka.

Xarunta la socodka duufaanada ee Mareykanka ayaa ku tilmaantay duufaantan Irma mid halis ah.

Hadaba duufaanada Mareykanka ku soo noqnoqda waxaan warbixintan ku eegasya wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG