Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka: Shil ay ku Geeriyootay Gabar Soomaali ah


APTOPIX Train Car Collision
APTOPIX Train Car Collision

Gabar Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Asli Cabdi Xayir ayaa ku geeriyootay halka wariye Axmed C/raxmaan Jaakat oo ka mid ah saxafiyiinta Soomaaliyeed ee dagan Mareykanka uu ku dhaawacmay kadib marki baabuur ay la socdeen uu ku dhacay tareen gudaha magaalada Barron ee gobolka Wisconsin ee dalkaan Mareykanka Sabtidii.

Booliska magaalada Barron ayaa sheegay in ay billaabeen baaritaan ku aadan sababaha keenay in baabuurka iyo tareenka ay isku dhacaan.

Axmed Jaakat oo hadda ku jira cisbilka Mayo Clinik oo lagu daweynayo ayaan kula xiriirtay khadka telefoonka waxaana uu iiga warramay sida shilku dhacay iyo guud ahaan xaaladdiisa caafimaad.

Dhageyso wareysiga ay Casha Cuud la yeelatay Axmed Jaakat
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:35 0:00

XS
SM
MD
LG