Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mushkilad Soo Food Saartay Soomaalida Columbus


Columbus

Magaalada Columbus ee gobolka Ohio oo ka mid ah meelaha ay sida aadka ah u dagaan Soomaalida Mareykanka ayaa waxaa bilooyinki ugu danbeeyey ka dilaacay kooxo isugu jira Soomaali iyo ajnabi oo is dilaya.

8 Wiil oo Soomaali ah ayaa la diley taniyo bishii April ee sanadkaan. Illa iyo imminka ma jirto cid ay maxkamadi u xakuntay kiisaskaasi.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa noo diyaarisay Sahra Cabdi Axmed.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:07 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG