Isku xirrada

Malaayiin Xujaaj ah oo Maanta Taagan Banka Carrafa


Ku dhawaad laba malyuun oo xujaaj ah oo gudanaya wajibaadka xajka yaa maanta taagan oo ku cibaadeysanaya banka carrafo.

Xujaajta sannadkan waxaa ku jiran kumannaan Soomaali ah oo ka baxay dalka iyo dibbadiisa.

Dadkaasi waxaa ka mid ah Dhaqan Guure Warsame oo ah hooyo ka baxday dalkan Maraynkana, gaar ahaan gobolka Minnesota.

Caasho Cuud ayaa Dhaqan Guure khadka taleefonka ku wareysatay iyadoo taagan banka carrafo.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG