Isku xirrada

Wiil Soomaali ah Oo Isku Dilay Dalka Quburus


Cyprus map

Wararka naga soo gaaraya magaalada Larnaca ee dalka Qubrus ayaa sheegaya in wiil Soomaali ah oo 18 jir ah uu halkaasi isku dilay kadib marki loo diiday in magangalyo laga siiyo dalkaasi.

Booliska magaalada Larnaca ayaa xaqiijiyey inuu Maxamed Dahir uu isagu is dilay aroornimadi hore ee Talaadadi aanu soo dhaafnay 29-ka bishan August.

Cabdalla Axmed oo ka mid ah Soomaalida dagan dalka Quburus ayaa dhimashada wiilkan uga warramay Nur Bukhari.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG