Isku xirrada

War Deg-Deg ah

J/Hoose: Dagaal Dhex Maray Jubaland iyo Shabaab


Shabaab

Wararka ka imaanaya deegaanka Miidow oo 25 km dhinaca Kismayo ka xiga magaalada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu maanta dagaal ku dhex maray ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa Al-Shabaab.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii ay tuuladaasi, oo saldhig u ah maleeshiyada Al-Shabaab au weerar ku qaadeen ciidamada Jubbaland.

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa dagaalkaasi ka wareystay abaanduulaha ciidamada Jubbaland ee aagga Afmadow Mahad Maxamed Islaam.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:01 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG