Isku xirrada

Fallanqeyn: Qiima Dhaca Shilinka iyo Dhaqaalaha Dalka


Dr. Ali Issa Abdi

Muddo sanada ahba waxaa qiimaheedu sii dhimanayay lacagta shilin Soomaaliiga taasoo jahwareer gelisay suuqyada ganacsiga.

Bilooyinki ugu danbeeyey qaar ka mid ah gobolada dhexe iyo kuwa bari ee Soomaaliya ayaa waxaa aad u saameeyey lacago been abuur ah taasoo dhaawacday suuqyada ganacsiga.

Haddaba arrimahaan oo dhan sideey u saameyn karaan dhaqaalaha dalka. Sahra Abdi Ahmed ayaa ka wareystay madaxa Machadka Cilmibaarista Dhaqaalaha iyo Arrimaha Bulshada Geeska Africa, Dr. Ali Isse Abdi.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG