Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Trump oo Booqday Texas


Le président des Etats-Unis Donald Trump et sa femme Melania sont arrivés mardi à Corpus Chriti, au Texas, 29 août 2017.
Le président des Etats-Unis Donald Trump et sa femme Melania sont arrivés mardi à Corpus Chriti, au Texas, 29 août 2017.

Qorraxda ayaa marki ugu horreysay usoo baxday magaalada Houston ee gobolka Texas tan iyo marki ay garaacday duufaanta Harvey Jimcihi lasoo dhaafay.

Madaxweyne Donald Trump ayaa Talaadadi booqday magaalada Corpus Christ oo ah meelaha ay sida aadka ah u dharbaaxday duufaanta ee gobolka Texsas.
Hadal uu ka jeediyey halkaasi ayuu Trump ku ballan qaaday in maamulkiisa uu si aanan horay loo arag uga jawaabi doono masiibada.

Dhanka kalana bandow ayaa lagu soo rogay magaalada Houston kadib marki dhowr meel oo magaalada ka mid ah la bililiqeystay halka meelaha qaarna ay burcad hubeysani dhac ka geysteen.

Roobabka ayaa la filayaa in ay wali kasii day,aan todobaadkaan taasoo soo kordhineysa fataahadaha ka jira gobolka Texas.

XS
SM
MD
LG