Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Gudd. Kuxigeenka 1aad oo la Doortay


Kulan ay warbaahintu dibedda ka joogtay ayay maanta golaha wakiillada Somaliland ku doorteen guddoomiye-ku-xigeenka 1aad ee golaha Wakiillada oo loollan adagi ku dhex maray mudanayaasha golahaas ee ka soo kala jeeda xisbiyada siyaasadda.

Fadhiga maanta ayaa xilkaa guddoomiye-xigeenka koowaad loo doortay Axmed-Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle. Ururrada saxaafadda ayaa iyana mid sharciga ka hor imanaysa ku tilmaamay in warbaahinta laga hor joogsado kulammada Baarlamaanka.

Weriya VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.

Dhageyso Doorashada Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:34 0:00

XS
SM
MD
LG