Isku xirrada

War Deg-Deg ah

10 Qof oo Rayid ah oo Lagu Dilay Shabeellada Hoose


Ciidamada dowladda
Ciidamada dowladda

Wararka ka imanaya gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in toban qof oo rayid ah ay ku dhinteen hawlgal milatari oo ka dhacay beer u dhow degmada Bariire.

Mas’uuliyiinta Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in dilka ay gaysteen ciidamo iskugu jira ajaanib iyo Soomaali.

Xuseen Barre Aadan ayaa sida wax u dhaceen ka waraystay Cali Nuur Maxamed oo ah guddoomiye ku xigeenka gobolka Shabeellada Hoose ee dhinaca amniga.

Warbixin: Seynab Abuukar
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:45 0:00

XS
SM
MD
LG