Isku xirrada

Akhriso sidey kooxaha Champions League isugu aadeen


Le trophée de la Ligue des champions, à Monaco, le 24 août 2017.

Isku aadka Group-yada koobka Champions League ayaa la sameeyay Khamiista maanta ah, waxana ay kooxuhu isugu aadeen:

Group A: Benfica, Manchester United, FC Basel, CSKA Moscow.

Group B: Bayern Munich, Paris Saint Germain, Anderlecht, Celtic

Group C: Chelsea, Atletico Madrid, AS Roma, Qarabag

Group D: Juventus, Barcelona, Olympiakos Piraeus, Sporting Lisbon.

Group E: Spartak Moscow, Sevilla, Liverpool, Maribor.

Group F: Shakhtar Donetsk, Manchester City, Napoli, Feyenoord.

Group G: Monaco, Porto, Besiktas, RB Leipzig.

Group H: Real Madrid, Borussia Dortmund, Tottenham Hotspur, APOEL.

Dhanka kale, Ronald, ayaa abaal marinta ciyaartoygii ugu fiicnaa Yurub kaga guuleystay ciyaaryahannada Buffon oo Juventus goolka u ilaaliya iyo Messi oo Barcelona weerarka ugad heela.

Kulamada ugu horeeya ee Champions League, ayaa la ciyaari doonaa 12-ka September, halka finalahana la dheeli doono May sanadka 2018.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG