Isku xirrada

Dad Badan oo ku Dhintay Dagaal ka soo Cusboonaaday Xeraale


dagaal

Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhimatay toddoba kalena way ku dhaawacmeen dagaallo mar kale maanta ka dhacay degaanka Xeraale ee Gobolka Galguduud.

Dagaalladan ayaa u dhexeeya maleeshiyo degaanka ah iyo kuwo kale oo ka tirsan ururka Ahlu Sunna Wal-Jamaaca.

Wararka aanu ka helayno degaanka ayaa tilmaamaya in dagaalku uu ku lug leeyahay siyaasad.

Cabdiwaaxid Macallim Isxaaq ayaa warbixintana noogaa soo diray magaalada Gaalkaacyo.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG