Isku xirrada

Hawl-galka Koonfur-Galbeed ee ka Dhanka ah Shabaab


Ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa sheegay inay deegaanka u dhexeeya Afgooye iyo Bariire ay ka nadiifiyeen maleeshiyada ururka Al-Shabab kadib weerar ay qaadeen maalintii shalay.

Ciidanka ayaa la sheegay inay degaannadaas ka samaysteen saldhigyo ayna doonayaan inay xajistaan.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa hawlgalladan ka waraystay Wasiirka Aminga ee Maamulka Koonfur Galbeed Xasan Xuseen Maxamed.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG