Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Soomaaliya iyo Xiisadda Dalalka Khaliijka


Arab Leaders
Arab Leaders

Maamulka Puntland ayaa dhowaan sheegay inay taageerayaan xulufada dalalka Sacuudiga iyo Imaaraadka oo xiisad ay kala dhaxeydo dalka Qadar. Mowqifka Puntland ayaa ah mid ka duwan kan dowladda federaalka oo sheegtay inay dhex dhexaad ka tahay khilaafka labada dhinac.

Haddaba kala duwanaansha aragti ee dowladda federaaka iyo qaar ka mid ah maamul goboleedyada saameyn intee la eg ayuu yeelan karaa? Waxaan kaga hadleynaa barnaamijka faaqidaadda toddobaadka waxaana soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.

Faaqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:27:57 0:00

XS
SM
MD
LG