Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaaladda Deegaanka Abal oo Maanta Deggan


Shabaab

Xaaladda deegaanka Abal ee gobolka Bakool, oo ay shalay ku dagaallameen maleeshiyaad taabacsan ururka al-Shabaab iyo amiir ku xigeenkii hore ee ururkaasi Mukhtaar Roobow (Abuu Mansuur), ayaa maanta degan.

Wafdi ka socda maamulka koonfur Galbeed ayaa gaarey Xuddur si ay xaaladaha u qiimeeyaan.

Wasiirka amniga maamulkaasi Xasan Xuseen Maxamed, ayaa ka mid ah wafdiga Bakool booqanaya waxana uu khadka telefoonka ee Xuddur ugu waramay Jamaal Axmed Cismaan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:38 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG