Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Baarlamaanka oo Guddoomiye Cusub Yeeshay


Baarlamaanka Somaliland
Baarlamaanka Somaliland

Golaha Wakiillada Somaliland ayaa fadhigii maanta ku doortay guddoomiye cusub, ka dib markii uu toddobadkan iska casilay xilkaas guddoomiyihii hore. Baashe Maxamed Faarax oo hore u ahaa guddoomiye-ku-xigeenka 1aad ayaa loollan adag ka dib, waxa loo doortay guddoomiyaha golahaas. Fadhigii maanta ee golaha wakiillada oo ahaa mid xamaasad siyaasadeed hadhaysay, waxa goob joog ka ahaa oo warbixintan ka soo diray weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye.

Dhageyso Doorashada Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:56 0:00

XS
SM
MD
LG