Isku xirrada

Wiil Soomaali ah oo u Ordaya Xubin Gole Deegaan


Habeenkii Talaadada ee todobaadkan Magaalada Seattle Washngton waxaa doorashada isreebreebka ee xubinimada Golaha deegaana ee Xaalaffadda Tukwilla ee Soomaalidu ay deggentahay ku soo baxay Cabdirisaaq Ibraahim Takhad oo loo yaqaan( Zak Iidaan) oo ah wiil Somali ah oo isagoo 11 sana jir ah ay qoyskiisu mareykanka soo galeen.

Takhal Iidaan ayaa hellay codad ku dhow 800 oo cod halka qofkii ku soo xigay ee ay doorashada guud isla aadi doonaan, Denis Martinez oo dadka Latinoga ka soo jeeda uu ka koreeyo ku dhawaad afar boqol oo cod.

Khaka Taleefanka ee Settale Washington ayaan kula xiriiray Takhar waxaana ugu horeyn weydiiyay sida uu ku soo baxay doorashadan isreeb reebka ah.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG