Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixinta Banka Aduunka ee Dhaqaalaha Somalia


world bank logo
world bank logo

Baanka Aduunka ayaa maanta Nairobi ku soo bandhigay daabacaaddi labaad ee warbixin uu kaga hadlayo dhaqaalaha Soomaaliya ee xilligaan.

Warbixinta ayaa xoogga saareysa dardargelinta dakhliga gudaha, saadaalinta dhaqaalaha dalka ee sanadaha soo socda iyo talooyin dhinaca dhaqaalaha ah oo loo soo jeediyey Dowlada Federaalka ee Soomaaliya.

Weriyaha VOA ee Nairobi Yaasiin Ciise Wardheere ayaa warbixntan noo soo diray.

XS
SM
MD
LG