Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka iyo Somalia oo Xaqiijiyey in la Dilay Cali Jabal


Dawladaha Maraykanka iyo Soomaaliya ayaa xaqiijiyey in hawlgal lagu dilay madaxii ururka Al-Shabab uqaabilsanaa magaalada Muqdisho Cali Maxamed Xuseen.

Afhayeen u hadlay gaashaandhigga Maraykanka ayaa idaacadda VOA u xaqiijiyey in weerarkaasi oo dhacay Axaddii lagu dilay Cali Maxamed Xuseen oo loo yaqaan Cali Jabal.

Wasiirka Warfaafinta ee Soomaaliya Eng. Cabdiraxmaan Yariisow ayaa faahfaahinta hawlgalkan uga warramay weriyahayaga Ismaaciil Xuseen Farjar.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:31 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG