Isku xirrada

Shir Muqdisho Ugu Soo Xirmay Aimsom Iyo Dowladda Somaaliya


AMISOM oo ku sugan Ceel Macaan, duleedka Muqdisho

Waxaa xalay magaalada Muqdisho lagu soo gaba gabeeyey shir looga hadlayey sidi ay ciidamada Dowlada Soomaaliya ugala wareegi lahaayeen kuwa Amisom mas,uuliyadda amaanka dalka.

Shirkan oo socday muddo shan cisha ah, ayaa waxaa ka qeybgalay madax ka mid ah Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Taliska AMISOM.

Shirkan marki uu dhamaaday kadib ayaan waxaan khadka telefoonka Muqdisho kula xiriirnay Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdirashid Cabdullahi Maxamed. Wariyaha VOA, Nur Hassan Nur oo wareystay ayaa ugu horeyn weydiiyey muhiimadda shirkani.


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG