Isku xirrada

Fallanqeyn: Doorashada Madaxweynaha Kenya


Odinga oo kaligiis ka qeyb galay doodii madaxweyne

Ololaha doorashada Kenya ayaa maraya meel aad u adag iyadoo musharixiinta tartankaasina ay safaro ku kala bixinayaan gobollada dalkaas.

Hadaba waxaan ololaha socda iyo waxyaabaha ay dadka reer Kenya isha ku hayaan ka wareysaney Rooble Garaad Cabdow oo ah la taliyaha gaarka ah ee guddoomiyaha degmada Gaarisa ee gobolka Waqooyi bari.

Falastiin Axmed Iiman ayaa ugu horeyn weydiisey sida uu xiligan u socdo ololaha doorashada dalkaas?

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG