Isku xirrada

Wareysi: Danjiraha Soomaaliya u Fadhiya QM


Danjiraha QM Soomaaliya

Danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cismaan (Abuukar Baalle) ayaa shalay waraaqihiisa aqoonsiga guddoonsiiyay xoghayaha guud ee Jimciyadda Quruumaha ka dhaxeysa Antonio Guterres, Jaamac Buulle Jaamac ayuuna uga warramay arrimo badan oo magacaabistiisa la xiriira.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG