Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Erdogan oo Wada-hadallo u Jooga Qatar


Qatar Turkey
Qatar Turkey

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa soo maanta gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar halkaasi oo uu wadahaddallo kula leeyayay madaxda waddankaasi.

Madaxweyne Erdogan ayaa horey usoo maray waddamada Sucuudiga iyo Kuwait, waxaana uu isku dayayaa inuu qaboojiyo xiisadda u dhaxaysa waddamada khaliifka.

Maxamed Cabdi Sandheere ayaa safarka Erdogan iyo waxa kasoo bixi kara ka waraystay Maxamed Cali Biixi oo ah suxufi ku sugan magaalada Riyadh ee dalka Sucuudiga.

Erdogan oo tagay Qatar
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:41 0:00

XS
SM
MD
LG