Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dawladda Somalia: Lacag Yaan la Bixinin


Suuqa Bakaaraha,
Suuqa Bakaaraha,

Dawladda Soomaaliya ayaa ku amartay ganacsatada Soomaalida inay joojiyana dhammana lacagaha baadda ah iyo kuwa kale ee la siiyo ururka Al-Shabab. Dawladda ayaa sheegtay in ganacsatada lagu helo inay taageero dhaqaale u fidiyana ururka Al-Shabab sharciga lala tiigsan doono.

Haddaba Agaaismaha Hay’adda Nabad-sugidda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa waraysi gaar ah oo ii siiyey idaacadda VOA ku sheegay in lacagaha baadda ah ay yihiin dhaqaalaha ugu badan ee xilligan soo gala Al-Shabab, waxaana uu sheegay inaysan lacagahaasi ka yarayn 150 milyan oo dollaar.

Haaruun Macruuf ayuu uga warramay sababta ay go’aamadan u qaateen.

Dhageyso Wareysiga Sambalooshe
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:16 0:00

XS
SM
MD
LG